Gaylan Media
Gaylan Media
  • 2 721
  • 52 691 713

Відео

Jubbaland oo DF & DG Koonfurtaba shalay xujeysay, tustayna in laga adkaan karro Argagixisada.
Переглядів 22 тис.6 годин тому
Jubbaland oo Villa Soomaaliya & Dawlad gobaleedyada Koonfurtaba shalay xujeysay, tustayna in laga adkaan karro Argagixisada.
Wafdi kasocda Itoobiya oo tagay xeebaha Soomaaliya, si u arkaan aagga ciidankooda ladajinayo.
Переглядів 16 тис.20 годин тому
Wafdi kasocda Itoobiya oo tagay xeebaha Soomaaliya.
Soomaaliya ma u baahan tahay in lasoo celiyo Jagooyinka RW kuxigeeno badan,dan ma u tahay Xassan Sh?
Переглядів 21 тис.23 години тому
Soomaaliya ma u baahan tahay in lasoo celiyo Jagooyinka Ra’iisulwasaare kuxigeeno badan, Dan ma u tahay Xassan Sh?
Hubkii Caabudwaaq miyuu soo dadajiyey doorashada Galmudug & is weerarka Siyaasiin hoos isku dilayay
Переглядів 37 тис.2 години тому
Hubkii Caabudwaaq miyuu soo dadajiyey doorashada Galmudug & isku weerarka Siyaasiin hoos isku dilayay
Wadnaha Ayaa Go`ay, Waa Noocee Gantaalada XTH Yamen Ee Walaaciyay Isra----Il,Qudus Ayaa Ugu Halis
Переглядів 15 тис.2 години тому
Wadnaha Ayaa Go`ay, Waa Noocee Gantaalada XTH Yamen Ee Walaaciyay Isra Il,Qudus Ayaa Ugu Halis Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Falanqeyn:Is Casilaada Biden Ee Musharaxnimada,Waqtiga Go`aanka, ,Musharaxa U Babac Dhigi Kara Trump
Переглядів 8 тис.2 години тому
Falaanqeyn:Is Casilaada Biden Ee Musharaxnimada,Waqtiga Go`aanka, ,Musharaxa U Babac Dhigi Kara Trump
Biden oo ka cararay Latartanka Trump, Yaa bedelaya John Biden
Переглядів 10 тис.2 години тому
Biden oo ka cararay Latartanka Trump, Yaa bedelaya John Biden
Maxaa hortaagan dhaqangalka Heshiiska Turkiga & Soomaliya,Ankara oo laga sugayo cadeymaha rasmiga ah
Переглядів 27 тис.2 години тому
Maxaa hortaagan dhaqangalka Heshiiska Turkiga & Soomaaliya, Baarlamaanka Ankara oo laga sugayo cadeymaha rasmiga ah
Soomaaliya oo weyday caalim diimeed oo door kaga jiray fidinta diinta & Sooyaalkiisa taariikheed
Переглядів 18 тис.4 години тому
Soomaaliya oo weyday caalim diimeed oo door kaga jiray fidinta diinta & Sooyaalkiisa taariikheed
Sacuudiga Oo Lagu Dhagan Yahay , Ruushka Qeyb Ka Noqonaya Dagaalka Yamen, XTH Fariin Adag Soo Diray
Переглядів 22 тис.4 години тому
Sacuudiga Oo Lagu Dhagan Yahay , Ruushka Qeyb Ka Noqonaya Dagaalka Yamen, XTH Fariin Adag Soo Diray Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Jawaabta Iran Ee Weerarka Isra`il Ee Yamen, Mareykanka Ma Ku Lug Lahaa Duulaanka,Maxaa Xiga Haatan?
Переглядів 14 тис.4 години тому
Jawaabta Iran Ee Weerarka Isra`il Ee Yamen, Mareykanka Ma Ku Lug Lahaa Duulaanka,Maxaa Xiga Haatan? Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Safarka Abiib ee Boorama oo fariimo u diray madaxyo weynta Somaliland & Muuse Biixi
Переглядів 48 тис.4 години тому
Safarka Abiib ee Boorama oo fariimo u diray madaxyo weynta Somaliland & Muuse Biixi
Dhaqdhaqaaqyada Siyaasadda ee Muqdisho, mooshino ma dhali karaan?
Переглядів 36 тис.7 годин тому
Dhaqdhaqaaqyada Siyaasadda ee Muqdisho, mooshino ma dhali karaan, Xildhibaano ku dagaalamaya xil magac u yaal ah
Villa Somalia maku guuleysan kartaa in ay dib u hesho hubkii Caabudwaaq ee shacabku qaaten
Переглядів 41 тис.9 годин тому
Villa Somalia maku guuleysan kartaa in ay dib u hesho hubkii Caabudwaaq shacabku qaateem & ujeedada wafdiga la diray
Cayrinta SL ee Abiib, Prof Samatar,Jabhada Jabuuti, tabashada Awdal, masoo dadajin kartaa Kacdoon?
Переглядів 55 тис.12 годин тому
Cayrinta SL ee Abiib, Prof Samatar,Jabhada Jabuuti, tabashada Awdal, masoo dadajin kartaa Kacdoon?
Kala hadalka DFS & GALMUDUG ee hubka,walaaca cusub &Itoobiya hub maka iibin kartaa cid aan la aqoon
Переглядів 54 тис.14 годин тому
Kala hadalka DFS & GALMUDUG ee hubka,walaaca cusub &Itoobiya hub maka iibin kartaa cid aan la aqoon
8 qodob oo xog ka siinaya Hubka Caabudwaq lagu qabtay, doorka Villa Somalia,Galmudug & Nuxurka xogta
Переглядів 77 тис.16 годин тому
8 qodob oo xog ka siinaya Hubka Caabudwaq lagu qabtay, doorka Villa Somalia,Galmudug & Nuxurka xogta
Somalia: Shacab canshuur laga aruuriyo, waxqabad jirin, dhimasho ka dibna Lafahodu aan la nabadgalin
Переглядів 28 тис.16 годин тому
Somalia: Shacab canshuur laga aruuriyo, waxqabad jirin, dhimasho ka dibna Lafahodu aan la nabadgalin
Midowga Mucaaradka Somaliland, Kulmiyaha Korneylada muxuu ku abuuri karaa & 3 qodob oo Faaleyn ah.
Переглядів 34 тис.19 годин тому
Midowga Mucaaradka Somaliland, Kulmiyaha Korneylada muxuu ku abuuri karaa & 3 qodob oo Faaleyn ah.
Puntland oo Somalia xujo adag u dhiibaysa, wajigabaxa DFS, dhameystirka doorashada & 4 qodob
Переглядів 34 тис.19 годин тому
Puntland oo Somalia xujo adag u dhiibaysa, wajigabaxa DFS, dhameystirka doorashada & 4 qodob
Xassan SH & Geelle oo ka fakaraya 2 qodob oo ay SL ku waxyeeleyn karaan, kahortagida damaca Itoobiya
Переглядів 42 тис.21 годину тому
Xassan SH & Geelle oo ka fakaraya 2 qodob oo ay SL ku waxyeeleyn karaan, kahortagida damaca Itoobiya
Yaa Ka Dambeeyay Isku Daygii Dil Ee Trump,Halkee Ayuu Ku Sugnaa , Maxuu Trump Ka Yiri Dhacadaas
Переглядів 19 тис.21 годину тому
Yaa Ka Dambeeyay Isku Daygii Dil Ee Trump,Halkee Ayuu Ku Sugnaa , Maxuu Trump Ka Yiri Dhacadaas
Jabuuti ma walaalnimo Soomaaliya ay u qabto ayay u diidan tahay damaca Itoobiya ee Bad-raadiska ah?
Переглядів 43 тис.21 годину тому
Jabuuti ma walaalnimo Soomaaliya ay u qabto ayay u diidan tahay damaca Itoobiya ee Bad-raadiska ah?
Kala doorashada Turkiga ee Itoobiya & Soomaaliya, Is diidooyinka mawqifyada, maxaa ka dhex socda?
Переглядів 40 тис.День тому
Kala doorashada Turkiga ee Itoobiya & Soomaaliya, Is diidooyinka mawqifyada, maxaa ka dhex socda?
Ruto oo dhageystay dareenka shacabkiisa & shacabka Somalia oo Madax Tamashle ku jira kala xigsanaysa
Переглядів 34 тис.День тому
Ruto oo dhageystay dareenka shacabkiisa & shacabka Somalia oo Madax Tamashle ku jira kala xigsanaysa
TURJUMID: Abiy Axmed oo cabsi ka qaba Afgambiga xukunka looga tuuro, digniinaha Mareykanka
Переглядів 52 тис.День тому
TURJUMID: Abiy Axmed oo cabsi ka qaba Afgambiga xukunka looga tuuro, digniinaha Mareykanka
Soomaaliya oo markale isku dayaysa heshiis la dhexdhigo Jabuuti & Eritrea, xogaha hoose & Sharuudaha
Переглядів 44 тис.День тому
Soomaaliya oo markale isku dayaysa heshiis la dhexdhigo Jabuuti & Eritrea, xogaha hoose & Sharuudaha
Nuxurka safarkii Jabuuti ee Firdhiye, Is aragii Geelle, IGAD,dooda maxaabiista & qodobo kale
Переглядів 48 тис.День тому
Nuxurka safarkii Jabuuti ee Firdhiye, Is aragii Geelle, IGAD,dooda maxaabiista & qodobo kale
Madaxweyne Geelle oo qaatay 5 arrimood oo ka dhan ah SL oo kula dagaalamayo, mise hirgali karaan?
Переглядів 42 тис.14 днів тому
Madaxweyne Geelle oo qaatay 5 arrimood oo ka dhan ah SL oo kula dagaalamayo, mise hirgali karaan?

КОМЕНТАРІ

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 3 хвилини тому

    Puntland majeerteen waa ragii u talin jiray Hawiye talyaanigii iyo waqtigii ka horeeyayba Xasan sheekh qabuurihii ayuu iibsanayaa siyaasad magaranayo

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 3 хвилини тому

    Soomali soomali dileysa

  • @user-le3ki9dp5f
    @user-le3ki9dp5f 12 хвилин тому

    Cabsi Cabsi siyaasi badan ayaa maanta wadnaha farta Ku hayaa waa dhamaatay doorasho dadban. Shacabka iyagaa ayaa soo dooranayaa qofkii u shaqaynaya

  • @nuurdiinmaxamuud1298
    @nuurdiinmaxamuud1298 16 хвилин тому

    Maamulka hirshabele iyo galmudug dagaalkooda oo ay la galeen alshabaab dagaal ma ahan miyaa masuul

  • @abdiwalishonbe5393
    @abdiwalishonbe5393 18 хвилин тому

    Kkk wiilasha shalay casharka dhigay waa ragii biyaha ku dhaansadan jirey😅😅😅😅

  • @calilaccy4287
    @calilaccy4287 18 хвилин тому

    Nabad allaha noogu dhameeyo

  • @mohamedsaid7431
    @mohamedsaid7431 20 хвилин тому

    الحَمْدُ ِلله الحَمْدُ ِلله الحَمْدُ ِللهماشاءاللہ

  • @ZaeidAhmed
    @ZaeidAhmed 22 хвилини тому

    Hambalyo Reer Puntland 👋

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 23 хвилини тому

    Masha allaha hanbalyo pundland ilaah hano xifdiyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤️❤️❤️💙🤍💚💪☝️

  • @axmadcabdi8213
    @axmadcabdi8213 34 хвилини тому

    Mansha allah wa arinkudayasho mudan

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 36 хвилин тому

    Warhoy reer puntland way guuleysteen laaakin waxaanay garanayn in ay iska qabtaan inta ka hartaynaaranjaan oo u shaqeeya mama u shaqayn jirey iiddor iyo hawiye war hoy garta runta iyo xaqiiiqada. Waallle aaduunku wuxuu indha ju hayaa horumarka fiican ee deni iyo xumaanta xassn sheekh .

  • @abdulkadiradedhussein-cg4vn
    @abdulkadiradedhussein-cg4vn 36 хвилин тому

    Xasan shiikh waxba lagama sugaayo aadan yabaal ayuu geeyey wixii yaallay xamar😂

  • @cayaarshealiomar877
    @cayaarshealiomar877 38 хвилин тому

    Guul pl fam

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 46 хвилин тому

    Xukumada xasan shikh waka,argosanaysa dorashada G.deganka mantakadhacday PL. tihore waxaykaga argosatay inay cidamadi qaranka burburiso tanmantana waxakaga argosanaysa inay nadamki dhismaha xilalka awodqaybsiga dawlada dhexe laguheshiyay ayburbutiso khalas 5wazirkuxigen 5RWZ kuxigen iyo 10agasimegud omadaxbanan 2wazir arimo dibaded oisdiidan wakala taga

  • @MahmadAmin-q4b
    @MahmadAmin-q4b 50 хвилин тому

    Guul guul guul idanka garka jubulan

  • @user-op7wg7ik1q
    @user-op7wg7ik1q 54 хвилини тому

    Hambalyo butland

  • @user-op7wg7ik1q
    @user-op7wg7ik1q 54 хвилини тому

    Waan salamaya geylan midya waa guul usohoyatay reer butland

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi 56 хвилин тому

    Ku days puntland❤

  • @alirobleh9287
    @alirobleh9287 56 хвилин тому

    Hampalyo deni

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey 58 хвилин тому

    Abdiweli gaas Shiishada buu cabi jirey wuuna waalnaa 😂

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 59 хвилин тому

    Mansha allaah gayland

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 Годину тому

    Ishii bugtaay ku bikaacso , putlaandGuul Guul Guuleysta ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Годину тому

    Masha alaah buntiland mahadsanid

  • @cabdulqadirxassan2031
    @cabdulqadirxassan2031 Годину тому

    Hampalyo puntland❤

  • @mohamudhassanahmed9236
    @mohamudhassanahmed9236 Годину тому

    Msha allh maanta si nabada baan codkayga u dhiibtay

  • @cabdilahidahir345
    @cabdilahidahir345 Годину тому

    Kkk 5000 oo qof ayaa meeshaba kunool

    • @ahmedabdi0
      @ahmedabdi0 52 хвилини тому

      Maraykanka oo 400m ku nol dorashada 400m ma ahn ee wll dadka mawada qatan card mel walba ay jogan dunida

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 41 хвилина тому

      In yar oo nabad iyo horumar ku nool oo doorosho ku qabsadey miyaad ka xun tahay adiga iyo reer kada hadii 2 malyan aad tihiin aadan heysan nabad iyo horumar adan doorosho qabsan Karin maxey kuu tareysaa badanata alshabab closed meel walba 😂😂😂

    • @digitalworld1haarin905
      @digitalworld1haarin905 40 хвилин тому

      Xaasidnimadu waa xanuunka ugu xun ee qof ku dhaci kara wlle allaha ku caafiyo

  • @PhemiahmedolatPhemi
    @PhemiahmedolatPhemi Годину тому

    Hampalyo Hampalyo daroodland

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 Годину тому

    ماشاء الله تبارك الله 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ye2rx2rs3j
    @user-ye2rx2rs3j Годину тому

    Waaan hambalyeynayaaa puntland 🎉❤❤❤❤❤❤

  • @user-bv9dz4zu4d
    @user-bv9dz4zu4d Годину тому

    Xaqiiqda sheeg hal dagaal & hal maalin haku qiimeyn faankana dhaaf 😂

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 2 години тому

    Xasan wuu iska ciyaarayaaye ka dhab maahayn dagaalku,, cali jaytaa bilaabay dagaal kadib isna wuu is daad raaciyaye,, maalintuu tuutaha xidhay baa ciidankii somalia iyo macawisleyba guul darro ugu horaysay,,

  • @abdullahiabdiqadir7860
    @abdullahiabdiqadir7860 2 години тому

    Argagaxiso buush ayaa idin macalin ahaay. Islaam la dirirka iska wada ilaa garabkiina ka baxaan reer galbeed

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 години тому

    Ummadda Soomaaliyeed Wey Dhibeyn Allaha Dhameeyo Khawaarijta 🙏🇸🇴😭✅

  • @user-uw6hz5kz2i
    @user-uw6hz5kz2i 2 години тому

    Bias Saha. Re. WAA Duufaan.

  • @user-uw6hz5kz2i
    @user-uw6hz5kz2i 2 години тому

    Sam. Aha we wAA. Uufaan

  • @ahmedibrahim-yi2vc
    @ahmedibrahim-yi2vc 2 години тому

    Ma war bixin buu nasiinayaa mis qolo gaar ah ayuu mucaaradaya qolana amaanaya

  • @JJAbdi
    @JJAbdi 2 години тому

    Ethiopia waay ogtahay somalida waay is garanayaan hada ka horba somali ayaa soo horkacdayboo aay iska soo hormariyeen tii ka raacdayna waala ogaa

  • @cabdulahicumar2238
    @cabdulahicumar2238 2 години тому

    Guuuuul jubalaaan

  • @user-qr7hx4mk9p
    @user-qr7hx4mk9p 2 години тому

    Guul ciidanka jubaland

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 3 години тому

    Shalay cashar wanaagsan ayaa dhiigay alshabab illaahay baa mahadaa iska leh

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 3 години тому

    Gaylan J/Land war Uma-heysid SXB...Ahmed Madaoobe well MA gaarin tuulda Wadajir MA geli Karo badhaadhena Iskaba daa taas Ogoow Ugu Dambeyn Waa Muhiim Inuu Iskaga Tago kismaayo Intaan LA Isku Baab'in!!..thanks.

  • @abdifatahbashir
    @abdifatahbashir 3 години тому

    Wxn hubaa Badhaadhe in wax ka yar 3 saacadood lagu qaban karo haddii loo jeedsado

  • @HusseinDaahir-yw3pw
    @HusseinDaahir-yw3pw 3 години тому

    Lkn adigu waxaa tahay mj 😂

  • @user-rt7df1lq1s
    @user-rt7df1lq1s 3 години тому

    Awal waan ku dhagaysanjiray laakiin maanta wixii kadanbeeyo waxaan ogaaday in warka aad noo soo gudbiso uu ku salaysanyahay war aadan hubin iyo rabitaankaada gaarka ah iyo waxaad jeceshahay aad ku salayso iyo wax xaqiiqada kafog

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 2 години тому

      Ma waxaad moodeysay inu shabaab kugula jira

  • @user-rt7df1lq1s
    @user-rt7df1lq1s 3 години тому

    Wariyirow iska hubi warka aad dadka u soo gudbinayso

  • @abdulahihassanjimale8149
    @abdulahihassanjimale8149 3 години тому

    ar maxaa been dhoobdhoobtay ma shalaa ciiidan jubaland bis dagalameen diyaaro amergency heleen

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 2 години тому

      War wax gurmad cir oy heleen majire raga xaqiraada kadaa ayaga jilbaha ulaabtey o iskadhiciye cadowgi so weerare

  • @MaxamuudHirsi-tb6px
    @MaxamuudHirsi-tb6px 3 години тому

    Adeer iga daa warka jaajuuska kiinaayanka ogaadeen buu xorayn lahaa ninka hooyadii la. gumaysanayo warkiisu. Ima geleyo

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 3 години тому

      Hooyada ba xoreyn ubaahan nacala waxaa tahay kuyaale cuqdad ogaaden ba kuheyse ..waad kaxuntey jabkey gaadhsiiyen khawaarijta shaley ..ogaaden cid gumeysato majirto e dowlahaas bey wax kudarsadeen ..victim maskaxda laga gumeysta tihiin e

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 2 години тому

      Sidaas unbaad weligaa u ciil qabi CIIL QABO CADAABTA GAL

  • @omarismailmohamed4940
    @omarismailmohamed4940 4 години тому

    Magaranayo gaylan media iyadoo ay tahay warbaahinta ugu hufan uguna war lalinta saraysa waxay 1M ugaari weyday

    • @janaqow40
      @janaqow40 3 години тому

      Qof xunoo cadiifad badan baa Ka qeyliyo 😂

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 4 години тому

    Kismaayo, under the iron fist rule of Madoobe, will never fight the Alshaydaan group. In fact, they change guard at dawn in the middle of the city. How stupid and foolish will you be to believe in such a claim. Madoobe believes that if the status quo is changed, so will his rule, period.

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 2 години тому

      Hh that is whta your clansmen talk about so you brought the story of your home in a public platform ..atleast give him his due when he has one .yesterday the jubaland forces struck huge blow to alshabab whether you like it or not ...be realistic with your opposing of madobe and give credit when its due and stop your emotions

  • @CabdiW
    @CabdiW 4 години тому

    Maxaa hortaagan dhaqangalka Heshiiska Turkiga & Soomaaliya, Baarlamaanka Ankara oo laga sugayo cadeymaha😊